Tababaraha Kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray shaxda uu kaga hor tagi doono kooxda Levante kulan ka tirsan horyaalka La Liga.

Tababaraha ayaa daafaca Midig ee kooxdiisa ku bilaabay xiddiga Nacho kadib markii ay ka dhaawacmeen xiddigaha Dani Carvajal iyo Alvaro Odriozola.

Dhanka kale tababaraha ayaa weerarkiisa ku bilaabay xiddigaha Marco Asensio, Karim Benzema, Vinicius kuwaas oo hogaaminaya weerarka Los Blancos.

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid:

Real Madrid: Thibaut Courtois; Nacho, Raphael Varane, Sergio Ramos, Ferland Mendy; Fede Valverde, Casemiro, Luka Modric; Marco Asensio, Karim Benzema, Vinicius.

Levante:?

Sii Akhriso: Madaxweyne Muuse Biixi:”:-Waxa Aan U Sheegaynaa Beesha Caalamka, In Aqoonsiga La Siiyey Somalia Uu Noqday Hub Lagu La Dagaallamo Horumarka & Nabadgelyada Jamhuuriyadda Somaliland”

Laacib.net

Source: laacibfm.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here