Shirkada ciyaar gacmeedka soo saartay ee EA SPORTS ayaa soo saartay shaxda ugu fiican sanadka 2022 xilli lagu jiro bilowga sanadka 2023.

Shaxda waxa ku jira xiddigihii qaab ciyaareedka fiican soo bandhigay sanadkii la soo dhaafay iyada oo la adeegsanayo qaab ciyaareedka xiddigaha.

Kooxda Real Madrid oo ku guulaystay champions League xilli ciyaaredkii hore ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddi.

Kooxda PSG ayaa dhinaceeda shaxda ku leh 3 xiddig halka ay kooxaha Ac Milan, Borussia Dortmund iyo Man City shaxda ku leeyihiin min hal xiddig.

Image



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here