Serbia iyo Switzerland ayaa ku kulmaya koobka audunka markii labaad taariikhda

Xogta Kulanka

*Serbia iyo Switzerland ayaa ku kulmay Koobka Adduunka ee FIFA 2018 ayaana daqiiqadii 90-aad badisay 2.1 xilligaas oo guulkaas uu saxiixay  Xherdan Shaqiri .

*Serbia ayaa laga badiyay kulamadii ugu dambeeyay ee heerka guruubyada mid kasta oo ka mid ah seddexdii kulan ee ugu dambeeyay ee FIFA Ka iyaga oo laga qeyb galaya qaran madax-bannaan

*Guul ay gaaraan Switzerland waxay u dammaanad qaadi doontaa inay u soo baxaan wareega 16ka Koobka aduunka. lagama badin kulankoodii ugu dambeeyay ee group-yada mid ka mid ah afartii kulan ee ugu dambeeyay ka qaybqaadashada (2 badis 2 bar bar dhac).

*Ka dib guuldaradii 1-0 ee Brazil ka soo gaartay , Switzerland waxay dooneysaa inay ka fogaato in laga badiyo kulamo xiriir ah oo koobka adduunka ah markii ugu horeysay tan iyo 1994-tii, waxaana waqtigaas ka  badiyay Colombia iyo Spain

 



Laacibfm

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here