Camavinga ayaa mar kale suuqa kala iibsiga magaciisu uu ku soo laabtay , waxaana dadaal ku bixineysa soo xero gilintiisa kooxda Real Madrid kuwaasi oo doonaya in ay xagaagaan helaan .
Barcelona iyana isha ayay ku haysa , waxaana lagu naaneysaa New Xavi , hadaba Waa Kuma Camavinga , Maxaa New Xavi Loogu Magac Daray , Ma Anfacayaa Real Mise Barcelona
Muuqalkaan soo socda waxa uu Wariye Cismaan Fantastic uu ku soo koobayaa shaqsiyadda laacibka , waana muuqaal la duubay afar ka hor , waxaana u soo qaadanay maadaama Real haatan si fog ay u dooneyso da`yarkaan.