Xiddiga da’yarka ah ee kooxda Liverpool ee Harvey Elliott ayaa ku digtay kooxda Arsenal kadib markii ay Gunners ku guulaystay tartanka Community Shield-ka.

Kooxda Arsenal ayaa ku guulaystay tartanka Community Shield-ka kadib markii ay garaacday Liverpool kulan ka dhacay Wembley kuna dhamaaday rikoodhayaal.

Kadib markii ay ciyaartu dhamatay xiddiga da’yarka ah ee Elliot oo ahaa kayd aan la istcimaalin ayaa Arsenal si baas ugu digtay isaga oo xusay koobabka champions League ee ay Liverpool ku guulaystay.

Elliott ayaa Instagram ku qoray”Anigu kama wal-walsani koobka McDonald”.

“Waxa aan ku guulaysanay 6 Champions League”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here